Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyadii maanta ka dhacay Dhuuso Mareeb

Labo qarax oo miino ayaa maanta ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac. Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada labada qarax ee ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in qaraxyadaasi khasaaro kasoo gaareen ciidamo katirsan Ahlu Sunna. “Mujaahidiinta ayaa … Continue reading Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyadii maanta ka dhacay Dhuuso Mareeb